U Maamul mustaqbalkaaga dhaqaale si fudud - E-xisaabi
Si fudud ula soco kharashaadkaaga shaqsi iyo mid ganacsi, sameena miisaaniyad kuu gaar ah, oo gaadh yoolalkaaga maaliyadeed adigoo adeegsanaya madal caqli leh oo lagu maamulo dhaqaalaha.
Sida loo isticmaalo E-xisaabi
Eeg sida E-xisaabi u shaqayso
La Socodka Dakhligaaga
La soco dhammaan ilaha dakhliga waqtiga walbo ah iyadoo si toos ah loo kala saarayo iyo faahfaahin si aad u fahanto qaab-dhismeedka dakhligaaga.
- Ilaha dhaqli oo kala duwan
- La socod toos ah
- Falanqayn dakhli
Maamulka Kharashaadka
Si fudud ula soco kharashaadkaaga shaqsiga iyo kuwa ganacsiga, samee miisaaniyad kuu gaar ah, oo gaadh yoolalkaaga maaliyadeed adigoo adeegsanaya madal caqli leh oo lagu maamulo dhaqaalaha.
- Qaybinta Caqliga Leh
- Ogaanshaha Miisaaniyadda
- Falanqaynta Kharashaadka
La socodka Iibka
La soco iibka goobta iyo online-ka, diiwaangeli lacag-bixinnada, kana hel isbeddelka dakhliga waqtiga-dhabta ah.
- Raashiin iyo rasiidh
- Guudmar iib maalinle
- Aragtiyo macaamiil

Maamulka Alaabta
Xakamee kaydkaaga adigoo leh digniino kayd-hoose, maarayn qiime, iyo aragti heer SKU ah oo lala jaanqaadayo iibka.
- Digniin kayd hoose
- Falanqayn heer SKU
- U diyaarsan goobo badan

Maamulka Deynta
Maamul deymahaaga adigoo adeegsanaya la-socodka Xaaladda Deynta, Hubinta Deynta, iyo qalabka Maareynta Deynta ee waxtarka leh si aad ula socoto, u qorsheyso, uguna hagaajiso bixinta deymahaaga.
- Xaaladda Deynta
- Wakhtiga laga baxayo Deynta
- Hubinta Deynta

Qorshaynta Miisaaniyadda
Samee miisaaniyad kuu gaar ah oo ku habboon noloshaada shaqsiga ah iyo ganacsigaaga — adigoo ka faa’iidaysanaya talooyin caqli leh iyo saadaasha kharashaadka oo kaa caawinaya qorsheyn hufan.
- Miisaaniyad Gaar ah
- Xeelado Caqligal ah
- Saadaasha Kharashka

Falcelin dhab ah oo ka yimid dad dhab ah
Eeg sida dad iyo ganacsato ay guul maaliyadeed ugu gaadhayaan E-Xisaabi.
"E-Xisaabi runtii waxay iga caawisay inaan si fiican ula socdo kharashaadkayga, isla markaana ay sahashay samaynta miisaaniyad. Waxay igu abuurtay kalsooni ku saabsan maaraynta dhaqaalahayga"
"Website-kan runtii waa mid aad u fiican isla markaana si fudud loo isticmaali karo. Wuxuu si gaar ah faa’iido ugu leeyahay ganacsatada yaryar ee aan awoodin inay adeegsadaan barnaamijyada adag. Waad mahadsan tihiin, saaxiibayaal"
"Hab-raaca (Dashboard, Dakhli, Kharash, Deyn, iwm.) si aad iyo aad u wanaagsan ayaa loo habeeyey. Isticmaalka midabada kala duwan wuxuu fududeeyaa in si dhaqso ah loo fahmo xogta sida Dakhli, Kharash, iyo Deyn. Qaar ka mid ah astaamaha (features) aan ugu waxtarka badan ee aan ka helay E-Xisaabi waxaa ka mid ah:La socodka Dakhliga & KharashkaKormeerka Deynta (tusaale: “$100.00 – 1 deyn”)Guudmar / Isbeddel Bille ah (Monthly Trends)Dejinta Shaqsiyeed iyo Amniga (Personal Settings & Security)"
Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo
Haddii aad qabto su'aalo, annagaa hayna jawaabo. hel wax walba oo aad u baahan tahay si aad u bilowdo E-xisaabi.
Weli su'aalo ma qabtaa? Waxaanu u joognaa inaan ku caawino!
La xidhiidh qeybta caawimaadka →