E-xisaabi

Dooro Qorshahaaga

Ka bilow bilaash oo u kac marka aad korto. Dhammaan qorshayaasha waxa ku jira astaamaha aasaasiga ah, wax kharashyo qarsoon ama heshiisyo muddo dheer ah ma jiraan.

Bilaash
$0/waligeed

Ku habboon Ganacsi iyo shaqsiba si uu ula socdo dhaqalihiisa ama doonaya tijaabo.

Diiwaangelinta dakhli & kharash
Aloobiyin & Iib
Guudmar kooban (maalin & todobaad)
Noocyo kharash oo asaasi ah
Digniinno xaddidan
Xogo kooban
Hal akoon maaliyadeed oo keliya

Xaddidaado:

Kaliya 1 akoon
Astaamo aasaasi ah oo kaliya
Kan ugu caansan
Business
$9.99/bil kasta

Ku habboon ganacsiyada yaryar, freelancers-ka, iyo meheradaha u baahan nidaam maaliyadeed oo buuxa.

Dhamaan waxa ku jira Qaybta Personal ka
Iib & Alaaboyin ka ganacsiga
Dashboard ganacsi (Faa’iido, Khasaaro, Cashflow, Kharashyo)
Kala saarista lacagta ganacsiga & shaqsiga (si toos ah)
Qorshaynta Miisaniyada
Kaydinta Baahiyaha Alaabada (Inventory Planning)
Kharashaadka alaab-qeybiyeyaasha & adeeg bixiyayaasha
Taageerada laamaha badan (multi-branch/Personal)
Maareynta deymaha & deyn bixinta (macmiil & supplier)
Warbixinno faahfaahsan (P&L, Cashflow, Expense Breakdown)
Soo dejinta xogta (PDF & Excel)
Taageero degdeg ah (Priority Support)
Admin & users badan
Xayeysiimo ma jiraan
Pro
$4.99/bil kasta

Ku habboon qofka rabta in uu si buuxda ah u maareeyo dhaqaalihisa nolosha.

Dakhli & kharash aan xad lahayn
Guudmar dhammeystiran (maalin, todobaad, bil)
Noocyo kharash oo horumarsan (Guri, Safar, Biilal, iwm)
Qorshaynta Miisaaniyadda (bil kasta / sanad kasta)
Kala saarista kharashaadka shaqsiga & kuwa nolosha
Digniinno caqli badan (kharash badan, miisaaniyad la jabiyay, iwm)
Deymaha & Digniinnada bixinta
Himilo Keyd (savings goals)
Soo dejinta xogta (PDF & Excel)
Kaydin daruureed oo aan xad lahayn

Diyaar ma u tahay inaad la wareegto maaliyaddaada?

Pricing | E-xisaabi